Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay xaflada dhameystirka heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti kaas oo u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna waxaana laysku daray labadii baarlamaan ee maamulada Ahlusuna iyo Galmudug kuwaas oo wada noqon doona xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug Xildhibaanadaan ayaa tiradooda noqotay 178 waana maamul goboleedka ugu Xildhibaan badan Soomaliya.
Leave a Reply