Wafti kasocday Maamul goboleedka Jubbaland oo isugu jira wasiiro Iyo gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxay Magaalada Mandeera kula kulmeen masuu liyiin kasocota Dowlada Kenya waxay isku afgarteen in darbiga dhismihiisa la joojiyo lakiin lasii dhamaystiro shamiitada lagu shubaayo dhismaha darbiga.
Kualankaan ayaa waxuu u egyahay mid loogu danaynayo dowlada Kenya si ay inta wadahadalada socdaan loo dhameystiro darbiga kenya ka dhisayso Baladxaawo waana mid u eg qiyaamo qaran.
Leave a Reply