Gudigii Xildhibanada Aqalka Sare ee dhex dhexaadinta Mooshinka Gudoomiye Jawaari ayaa maanta la kala Diray iyadoo Xildhibaanada kala ah,Cabdi Xasan Cawale Qeybdiid,Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc iyo Maxamed Amiin Cosmaan ku dhawaaqeen in ay iska Casileen Xubinimadii Gudigaas.
Leave a Reply