Wafdi ka socda dowlad gobaleedka jubaland oo uu Horkacaayo gudoomiha gobolka gedo maxamed muxumed Maxamed oo ay kuwehliyaan wasiirka amniga ee jubaland iyo Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee dowlad gobaleedka Jubalaand ayaa maanta soo gaaray degmada luuq ganaane ee gobolka gedo ayagoona u kuurgali doonan xaalada ka Jirto Degmada waxana kulamo ayla qaadani doonan bulshada Qeybaheeda kala duwan.
By wariye c/nuur shableeye xasan (aabdinor shikir)
Leave a Reply