Month: March 2018
Hubkii ugu badnaa abid ee ka dego tekada weyn ee Kismayo oo caawa daga
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Markab oo lagu magacaabo Malaako Harbool ayna leedahay […]
Daawo:Aqalka Sare oo ansixiyay xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada Soomaaliya
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Xeerka Dhowridda Gobanimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliya, kaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Shacabka ee […]
Daawo:Wasaarada Qorshaynta JSomaliland Oo Shaqadii Ka Joojisay Ururka Fursad Fun
Wasiir kuxigeenka wasaarada qorshaynta Somaliland Xuseen Xasan ayaa sheegay in sababaha shaqada looga joojiyey hay’ada Fursad Fund oo ka hawlgasha Soomaliland kadib markii ay jabiyeen […]
Daawo:Jubbaland oo Qirtay inay Jiraan Saraakiil iyo Dad Habqabiil isu ababulay oo Hantida Shacabka Dhacaysa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Xukuumada Jubbaland, Golahu ay ka […]
Aqalka sare oo taageeray go’aankii dalka looga saaray DP World
Xildhibaannada aqalka sare ee Soomaaliya ayey maanta ku taageereen go’aankii dhawaan golaha shacabka ay dalka uga mamnuuceen Sharikadda DPWorld, Golaha aqalka sare ee dalka ayaa […]
Maamulka Mandhera oo shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan amniga
Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa daabacay in Maamulka Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ay wada hadal maalinle […]
Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodaya arrinta DP World
Xubnaha xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanta waxa uu kulan uga socdaa xaruntooda magaalada Muqdisho, kulanka waxaa fadhiya kooramka loogu tala galay xildhibaanada. Dood Kulul oo […]
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Oo Maanta Shir Ka Furaya Magaalada Baydhabo
Saacadaha soo socda ee Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay uu ka furmo Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka […]
Sawirro:-Wasiirka Kalluumeysiga Oo Ankara Kula Kulmay Madax Ka Tirsan Dowladda Turkiga
Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed […]
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay dileen 7 Dagaalame oo ka tirsanaa Shabaa
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegeen weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbaland in ay ku dileen 7 […]
Xildhibaano kamid ah Golaha shacabka oo sheegay in Mooshinka ka dhanka ah Jawaari ay soo abaabushay Xukuumadda.
iyadoo maanta xildhibaano badan oo ka tirsan Golaha Shacabka ay diyaariyeen mooshin kalsoonida loogala noqonayo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa […]