
“SAWIRRO” Danjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo Madaxweynaha u guddoomay abaal marin caalami ah
Naadiga Caalamiga ee Islaamka oo ka tirsan Ururka OIC ayaa abaalmarinta sanadlaha ah ee hogaanka guddoonsiiyay sanadkan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faramajo. Madaxweyne Farmaajo […]