Barmaamijka falaqaynta Siyaasada ee Somali cable xafiiskiisa Nairobi ayaa waxaa marti ku ahaa Cabdirixmaan Maxamed Diini oo ka falanqooda arimaha siyaasada Soomaliya waxaana looga hadlay Xaaladda Siyaasadda Dalka hadda ka taagan gaar ahan Buuqa soo kala dhex galay Golaha shacabka Soomaliya.
Leave a Reply