Beelaha waaweyn ee daga Galmudug ayaa sheegay in ay kabaxeen Maamulka Galmudug kadib markii lagu xad gudbay qoondadii ay ku lahaayeen Galmudug, Beeshaan oo dagtana degaanada Ceeldheer, Galcad, Xarerdheere ayaa sheegay inaysan ahayn wax la qabali karo fowdada kasocota dhuusamareeb.
Leave a Reply