Waxaa Magalaada muqdisho ee caasumada Soomaliya ka dhacay kulan aya yeesheen waxgaradka Beelaha Hawiye Iyo Darood kas oo looga hadlaayey sidii looga shaqeyn lahaa wada noolaan shaha labada Beelood dibna laysugu celin lahaa wixii hanti ah ee lakala haysto.
Markii kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafada lahadlay Ugaas Farxaan Ugaas cumar Iyo Nabadoon Xasan Xaad waxayna sheegen mahiimada uu u leeyahay kulan Bulshada Somaliyeed Iyo labada Beelood.
Leave a Reply