
Taliyihii Ciidanka Madaxtooyada Somaliya Axmed Maxamed Cali ayaa Xilka qaadis lagu sameeyey kadib markii Ciidankii isaga Taliyaha u ahaa ay Jabiyeen amarkii Hay’adaha amniga soo saareen ee ahaa Inaan Ciidan lala galin Xarunta Baarlamaanka Soomaliya, Taliye kuxigeenka ciidanka Madaxtooyada ayaa loo magacabay Taliyaha Madaxtooyada Soomaliya.
Ciidamadii Ilaalada u ahaa Gudoomiye jawaari ayaa waxay Hub lagaleen Golaha shacabka Kuwaas oo xabsi loo taxaabay hubkii ay wateen laga qaaday sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Dalka Soomaliya.
Leave a Reply