Xaflad balaran oo lagu magacabayay gudiga doorashada ee golaha deganka dagmada caabudwaaq ayaa ka qabsoontay hoolka shirarka ee salama Shirkan ayaa waxa kaso qaybgalay wasiirka arrimaha gudaha ee galmudug maxamed xayir nuur mamulka dagmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magalada caabudwaq.
Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Mahad Bashiir
Leave a Reply