Dawlada Jabuuti ayaa Deeq Raashina Soo Gaarsiisay Somaliland

rashin

Deeq Raashina oo ka timid Dalka Jabuuti oo ay soo dhiibeen Madaxwaynaha Jabuuti Cumar Geele Iyo shacabka Jabuuti ayaa waxaay soo gaartay Soomaliland, Deeqdaan Raashinka ayaa waxaa loogu talagalay in wax looga qabto dadka xoolo dhaqatada ah ee Soomaliland oo Raashin yaraanta soo foodsaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.