Maqal iyo Muuqaal+Sawiro:Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Galmudug u magacowdey Sooxulida Golaha deegaanka

Ugaaska iyo Odoyaasha guurtida degmada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeystay Guddiga ay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug u magacowdey Sooxulida ergada soo dooraneysa Golaha deegaanka wax garadkaan ayaa waxay sheegen inaan lagala tashan lana horkeenin Gudiga Odayaasha Degmada Caabudwaaq waxayna ugu baaqeen in Galmudug fowdada Iyo Colaada ay kawado Caabudwaaq joojiyaan, waxayna ugu dambayntii Baaq u direen dowlada Federaalka inay wax ka qabo Dhibka ay wado Maamulka Galmudug.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan kasoodiray Caabudwaaq


cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.