
Ciidamada Itoobiya ayaa faaruqiyey fariisimo ay ku lahaayeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Ciidamadaan ayaa u ruqaansadeen dhanka Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya
Lama oga illaa iyo hadda sababaha rasmiga ah ee ay Ciidamada dowladda Itoobiya uga baxeen Magaalada Dhuusamareeb .
Goobihii ay baneeyeen ciidamada Itoobiya ayaa waxaa la wareegay Ciidamada Galmudug amniga Galmudug
Leave a Reply