Daawo:Shacabka Kismaayo oo baaq aysan udiri karin Maamulka Jubbaland udiray Madaxda dowlada Soomaliya

Shacabka Soomaliyeed ee kusugan Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxay Baaq usoo direen Madaxda ugu sareysa Dwolada Federaalka ah ee Soomaliya, Shacabka Soomaliyeed ee Kismaayo ayaa waxaysan awoodin inay baaq Iyo eedayn usoo jeediyaan maamulka Jubbaland ee uu hogaansho Axmed Madoobe waxaa kaloo la ogalayn in saaxafada laga siidaayo waxaan ka ahayn Amaanta Madaxwaynaha Jubbaland.

Shacabka Kismaayo ayaa waxay ugu baaqeen Madaxda ugu sareeyasa Soomaliya inay u hawl galaan sidii lagu xalin lahaa qilaafka soo kala dhex galay Golaha shacabka Iyo Gudoomiyahooda Jaawri.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.