Xildhibaan Fowsiya Maxamed oo kamida Xildhibanada garabaka Gudoomiye Jawaari oo shir saxaafadeed caawa ku qabatay Magaalada Muqdisho ayada Iyo sadex Xildhibaan oo uu kamid yahay Fiqi ayaa waxay sheegtay in bari Mooshin laqabanayo gacantaagna laga dhigaayo ee anagu tabar waa waynay ee Soomaliyey Kaca dal Iyo dibad meelaad joogtaan taasi waa hadaladii Xildhibaan Fowsiya.
Hoos kadaawo
Leave a Reply