Akhriso Puntland oo Gudoomiye u magacowday Magaalo aysan ka talin ee laascaano

camey

Wareegto uu Maanta soo saaray Madaxweyne kuxiegenka Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu Magacaabay Duqa Magaalada laascaanood ee Gobolka Sool,iyada oo shaqadii laga joojiyey duqii hore ee degmadaas Cabdale Xaaji Warsame.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in Duqa Magalada laascaanood loo Magacaabay Cabdi Qani Makhtal oo mar ahaa Wariye basle haatan ka mid ahaa Siyaasiyiinta Puntland,waxana xusid mudan in Magalada laascaanood uu ka taliyo Maamulka Soomaaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.