Magaalada Johar ee xarunta ayaa waxaa ka bolwaday Mooshin ay wadaan xildhibaanada Hirshabeele kaas oo laga keenay Madaxwaynaha Hirshabeele Mohamed Abdi Waare Iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeele Cismaan Barre Maxamed.
Wariye Shaashaa ayaa waxuu wax ka waydiiyey Xildhibaan Karaani oo kamida Xildhibaanada Hirshabeele ee Seminaartka ugu maqnaa Nairobi oo hada kusoo noqday Magaalada Jowhar.
Leave a Reply