
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida xildhibaanada Golaha shacabka Soomaliya ahna Xildhibaan ka mid ahaa Xildhibaanadda sida xooggan ugu ololeeyey Mooshinka ka dhanka ahaa Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in Is-casilaadda Jawaari soo gebagebaysay Xiisadda Siyaasadeed ee taagnayd.
Leave a Reply