Gudoomiye Jawaari oo is Casilay

jawaari

Wararka naga soo gaaraya Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxay sheegaaan in Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa iscasilay maanta oo Isniin ah.

Warqad uu u soo qoray Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa laga hor akhriyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana akhriyay Gudoomiye Muudey.

Iscasilaada Gudoomiye Jawaari ayaa timid, kadib markii xalay saqdii dhexe wada hadal ay wada qaateen Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, iyadoo Jawaari lagu qanciyay inuu iscasilo.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya ayaa soo dhaweeyay tallaabada Gudoomiye Jawaari uu ku qaatay tanaasulka ku aadan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.