Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun Dil Toogasho ah ku Riday Gaashaanlle Sare Xooga Dalka :Cabdinaasir Xoosh Maxamed

Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu xukuntay danbiile gacan ku dhiigle Ex-Gaashaanle sare Xoogga dalka C/naasir Xoosh Maxamed ka dib markii lagu helay dilka Alle ha u naxariistee Marxuum Ex-Generaal Siciid Aadan Yuusuf (Mariino) oo ka tirsanaa Ciidamada Badda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.