
Shirka Madasha Horumarinta Galmudug ayaa maanta ka furmay magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug waxaana daah furay Madaxwaynaha Galmudug Ahmed Ducaale Geelle Xaaf, waxaana ka soo qeyb galay Ganacsato aad u fara badan kuwaasi oo danaynaya inay maal gashiyadaan dekada Hobyo.
Leave a Reply