
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Gudoomihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo iska casilay afhayeenkii baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow shir jaraa`id ku qabtay madaxtooyada Soomaaliya.
Jawaari ayaa sheegay berri uu faafaahin ka bixin doono iscasilaadiisa marka uu hor yimaada mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa kaloo uu uu sheegay in xildhibaanada uu u cilindoono amaanadii ay u dhiibeyn.
Leave a Reply