Daawo:Waxgaradka Puntland ayaa raaligalin ka bixiyey Dhalinyaro lagu afduubay Puntland oo dib xoriyadooda u helay

Waxaa Maanta dib xoriyadooda dib u helay dhalinyaro kasoo jeeda Soomaliland oo lagu afduubay Garoowe, Islaanciise Islaan Maxamed aya raali galin kabixiyey inaysan ahayn wax caado u ah Punaland lakiin mararka qaarkood ay dhacaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.