Daawo:Somaliland Oo Joojisay In Bilaa Passport Lagu Tago Muqdisho iyo Shacabkii oo Garoowe Baabuur uraacay

Somaliland ayaa Joojisay In Bilaa Passport Lagu Tago Maagalad Muqdisho ee caasumada Soomaliya Taasina waxay Keentay Shacabkii u safri jiray Muqdisho bilaa baasabort inay Baabuur uraacaan Garoowe halkaasna Diyaarada ka raacaan ay Muqdisho ku taagan.

Joojintaan la joojiyey in baasaboor la’aan looga dhoofo Hargaysa ayadoo loo socdo Muqdisho ayaa waxay culus wayn u keentay bulshada Soomaliland madaama ay Soomaliland diiday Baasaborkii Soomaliga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.