Jawaari oo sheegay inuusan Lacag ku badalan istaaqalada uu dhiibay

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya waxana khudbad ka jeediyey guddoomiyihii is casilay ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Jawaari oo khudbad dheer ka jeediyey kulanka ayaa halkaasi uga dhawaaqay is casilaadiisa,isaga oo sheegay in ammaanadii ay u dhiibteyn Shacabka Soomaaliyeed uu ku wareejinayo waxa kaloo sheegay inuusan Lacag ku badalan is casilaadiisa.

Waxa uu Golaha ka dalbaday in ay cafiyaan intii uu xilka hayay,isla markaana ay ka aqbalaan istaqaalada uu u soo gudbiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.