Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland oo Hambalyo iyo bogaadin udiray Ciidanka Xooga Dalka Somaliya

deeq

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi Maxamed Warsame “deeq Faandhe” ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya 58 guuradii kasoo wareegatey markii la aasaasey Ciidanka Xoogga dalka soomaaliya.

MUsharax Deeq faandhe ayaa waxaa u Salaan Iyo hambalyo u diray dhamaan Taliyaasha, Saaraakiisha, Saraakiil Xigeenada, Dablayda Iyo qosaskooda waxuuna u rajeeyey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed meelay Joogan in sanadkaan kiisa xigga ay ku gaaraan Nabad iyo Barwaaqo, waxa kaloo sheegay inay yihiin geesiyaal Qaranka shaqo aad muhiim waxayna naftooda Iyo maalkooda u horeen inay difaacaanka Dalka Iyo dadka Soomaliyeed.

Iyaddoo maanta loo dabaal degayo munaasabadda sanad guuradii 58-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka Xooga Dalka, ayaa Ciidanka difaaca Dalka, waxaa loo jeedinaya ammaan, boggaadin iyo hambalyo ku aadan doorka ay ku leeyihiin difaaca dalka taasi oo uga imaanaysa mas’uuliyin kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.