Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka soomaliyeed Iyo bahda Warbaahinta ugu baaqay inay ka qayb qaataan halganka loogu jiro sidii maleeshiyaadka Alshabab dalka looga xorayn lahaa.
Madaxwaynaha Soomaliya ayaa sheegay mahiimada ay leedahay in Ciidanka lala daba socdo baraarujin Iyo dhiiragalin loo sameeyo Ciidamada Xooga dalka Soomaliya taas oo sahlaysa sidii looga adkaan lahaa argagixisada Shabaab.
Leave a Reply