Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, halka Gudoomiyaha Cusub loo Magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin, In kastoo aan la ogeyn waxayabaha soo dedejiyey xilka qaadista gudoomiyihii Gobolka Hiiraan ayaa hadana waxaa maalmahaan Magaalada Baladweyne ka taagneyd isqabqabsi Iyo Khilaaf soo kala dhex galay Madaxweyne Waare iyo Gudoomiyaha Xilka qaadista lagu sameeyey.
Leave a Reply