Mahad Cawad oo Barlamaanka iyo Madaxda Dowlada Somaliya ka dalbaday in lacafiyo madaama dhinaciisa uga Jiray Dagaalka

cawad

Mahad Cawad gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka Soomaliya oo isku garabna ahaayeen gudoomiyihii hore barlamaanka Soomaliya Jawaari ayaa waxuu ka hadlay munaasabad Casha sharafa oo Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo usameeyey gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliya Jawaari.

Mahad Cawad ayaa waxuu sheegay madama lays cafiyey aniguna waxaan Barlamaanka iyo Madaxda Dowlada Somaliya ka dalbanayaa in laycafiyo madaama aan dhinacayga dagaalka uga Jiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.