Daawo:Buuga Murugo iyo Maan Dumar ayaa Galkacyo lagu soo Bandhigay

mumtaas

Xaflad lagu soo bandhigaayey Buuq ay qortay Mumtaas Saciid Cali oo ah qoraa sarre ayaa waxay ka dhacday Jaamacada Global Saynis ee Magaalada Gaalkacyo waxaana kasoo qayb galay Ardayda jaamacada Iyo Marti sharaf kale oo ay kamid yihiin Qoraayo kala Duwan.

Bulshadii ka qayb gashay munaasabadii lagu soo bandhigaayey Buugaan lamagac baxay Murugo Iyo Maan dumar ayaa amaanay sida wanagsan ee buugaan loo qoray waana Buug ummada Soomaliyeed u faa’idaynaya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.