Daawo:Ergayga Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa booqday Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab

keating

Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa gaaray xerada qaxootiga ee Dhadhaab waxaana la kulmay qaarkamida Gudiyada Xeryaha Qaxootiga Soomaliyeed ee kusaga Dhadhaab ,Xagar dheer Iyo Ifo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.