Daawo:Hargaysa Nin ku geeriyooday haan shidaal Gudaheed

hargaysa

Magaalada Hargaysa waxaa ku geeriyooday allaha unaxariistee Cabdifitaax Maxamuud Cismaan oo asaga Iyo labo kale ay gudaha ugaleen Haan shidaal kadib markay rabeen inay sifeeyaan ayakoo wadan qalabka lagu neefsado.

Dab damiska Magaalada Hargaysa ayaa waxay ka warbixiyeen dhimashaadan ka dhacday Gudaha Ceel shidaalka waxayna sheegeen in sadexdaan nin ay gudaha ugaleen Haanta shidaalka ayakoo rabay inay nadiifiyaan Haanta shidaalka Gudaheeda kadib naqaska ku dhigay labo kamida ay si dirqi leh uga soo baxeen halka mida kalana ku dhintay gudaha, waxauna taliyaha Dambiska uga digay Shacabka inaysan meel goda aysan galin ayakoo wadan qalabka lagu neefsado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.