Daawo:Madaxweyne Soomaliya oo lagu soo dhaweeyey Magalada Dammaam ee dalka Sacuudiga

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha iyo Wafdiga la socda ayaa waxaa Magalada Dammaam ee dalka Sacuudiga ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Dowladda Sacuudiga,isaga oo Garoonka Magalada Dammaam kula kulmay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu lafa gurayo qaddiyadaha ugu dambeeyay ee ka taagan Gobolka iyo guud ahaan dalalka ku bahoobay ururkan.

farmajo

farmajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.