Daawo:Wafdi Uu Hogaaminayo Garaad Jaamac oo ka kala yimid Sool Saang iyo Cayn ayaa soo gaaray Qardho

garad

Wafti Balaaran oo Hogaaminaayo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka kala yimid gobolada Sool, Saanag Iyo Cayn oo ay kamid yihiin Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur Iyo Garaad Cabdulaahi ayaa waxay lagu soo dhaweeyey Carmo.

Waftigaan ayaa Waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah magaalada Carmo kaga qeyb galaan caleema saarka beeldaajaha guud ee beelaha Cali Saleemaan, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.