Mashaariic Horumareed oo laga dhagax dhigay Magaalada Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo isugu jira Maxkamad, Saldhig Booliis, Xarunta Farsamada Gacanta Iyo Guriga Hooyooyinka ayaa waxaa bilowday dhismahooda.
Gudoomiyaha Degmada Balanbal Jaamac Xayle ayaa kormeeray mashaariicda laga fulinaayo Degmada Balanbale oo kamid yahay saldhiga Booliska oo hada dhismihiisa socdo.
Leave a Reply