Daawo:Wasiirka Waxbarshada Jubbaland Macalin Maxamed oo sheegay in Axmed Madoobe Madoobe fashilmay

macalin

Wasiirka Waxbarashada Jubbaland Macalin Maxamed ayaa sheegay in maamulka Jubbaland ee uu Hogaanshe Madaxwayne Axmed Madoobe wuxuu joogo hal magaalo dalkana dowlada Iyo ciidankaa ka masuula waxaan dhinac u dhaafi waaynay hal magaalo 4 Sano Iyo wax lajira.

Waxaa kaloo Wasiir Macalin Maxamed Sheegay dhulkii lagu noolaan laha Iyo kii madaxda lagu noqon lahaa waa maqan yahay Marka Laga Reebo Gobolka Gedo 5 Dagmo oo jubbaland waxaa laga hayaa labo mid aan war laga hayn wixii kale waa Kismaayo 4 Degmo oo jubbada dhexena gacan lagumayo.

Hadalkaan kasoo Yeeray Wasiirka waxbarshada Jubbaland ayaa imaanaya kadib markii Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ku fashilmay Hogaanka Jubbaland taas oo keentay kacdoon ka dhan ah Madaxwaynaha jubbaland oo ka imaanaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Jubbaland.
Hoos Kadaawo

1 Comment

  1. Odaga warkiisa dulmi iyo xaqqir aa ka muuqda haddaan jaahilnimo loogu cudurdaareyn

    DEGMADA BUURDHUUBO
    Uu warkiisa soo marin karin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.