Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin uu ku guuleystay Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi, Waxaana codadka ay u heleen sidaan.
Cabdullaahi Faarax Weheliye 28 Cod
Maxamad Cilmi Afrax 17 Cod
Cabdullaahi Xersi 3 Cod
Leave a Reply