
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Xerada Ciidamada Badda Puntland ee M/Boosaaso ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo sidoo kale Ciidamadii ay maamulkaas u tababartay.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in labada dal uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah,isla markaana sidoo kale Puntland ay waxbadan uu u qabatay Imaaraadka Carabta,isaga oo tusaalo u soo qaatay ciidamada Badda Puntland ee Puntaland loo Tababaray.
Leave a Reply