Daawo:Shirkadaha Diyaaradaha Daalo iyo Juba oo eedeyn dusha Uga Tuuray Xildhibaan Ibi

Waxaa Mudooyinkii dambe isi soo taraayey dhaliilaha loo soo jeedinaayey Shirkadaha dadka Xajka u qaado Daalo Iyo Juba kuwaas oo Lacag badan kaqaata Xujayda, dhawaan bay ahayd markii Shirkado ay Wasaarada Awqaafta Iyo Diinta Soomaliya ay siisay ogalaansho inay Xujaajka soomalida u qaadaan Dalka Sacuudiga oo uu horkacaayey Cabdirixmaan Xaaji Aadan Ibi ay sheegeen Daalo Iyo Jubba inay Shacabka Soomaliya ka qaadaan qiimo aan macquul ahayn.

Maamulka shirkadaha Jubba iyo Daalo oo shir Jaraa’id Muqdisho maanta kuqabtay ayaa sheegay shaqsiyaad xasaanad leh oo ka tirsan Dowlada shirakdo iyo dalaaliil ku eedeeyay ineey olole been abuur ah oo lagu dhabar jebinaayo shirkada diyaaradaha Jubba iyo Daalo ka baahiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.