Dhageso:Kulan Looga Hadlaayey qabyaalada ayaa ka dhacday Dhusamareeb

Magaalada dhusamreeb ee Caasumada Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka dhacay kulan looga hadlaayey Qabyaalada waxaana kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada, Waxaana kulanka diirada lagu saaray sidii looga dabar gooyn lahaa Qabyaalada.
warbixntii Somali cable

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.