Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee wadani ayaa sheegay inaysan ahayn wax aan la aqbali Karin xariga Abwaan Naciimo qorane oo sadex sano lagu xukumay Iyo wiil yar oo asaguna Sanad Iyo bar lagu Xukumay Kadib markii uu qoraal uu qoray ku tilmaamay Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi inuu yahay Local oo Soomaliland kaliya madax u yahay.
Leave a Reply