Gudoomiyihii Hore ee maamulka Ahlunu Sunna hadana ah Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Shiiq Maxamed Sheekir Cali Xasan ayaa Maanta ka qeyb galayay Munaasabad la iskugu furayay Waddo xiriirisa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceeolbuur Iyo Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud oo ku dhawaad 20 Sano Beelo u xirnaa.
Leave a Reply