Daawo:Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Ayaaka hortimid Bandhig Faneedyada Muqdisho lagu qabanayo

kiin

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxay ka digeen bandhig faneed la doonayo in dhawaan lagu qabto Gudaha Magaalada Muqdisho, Shirkooda jaraa’id ayaa waxa ay ku soo jeediyeen in dhalinyaradi aysan ka qeybgalin bandhig faneedkaas oo ay sheegeen in uu yahay mid la doonayo in dadka Soomaaliyeed lagu fasahaadiyo loona baahan yahay in laga hortago.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Somaliyed ayaa sheegay in loo baahan yahay Dowladda Somaliya inay ka hortagto bandhig faneedkaasi Madaama halis ku ah diinta iyo dalka, fidinaya, fisqi iyo fuxshi, Umadda iyo naftoodaba u horseedaya halaag aduun iyo Cadaab aakhiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.