![wasiirmursal mursal](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2017/11/Mursal-696x522.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa sheegay inuu yahay Musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilowday Olole Doorasho oo qaar ka ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ugu jiraan sidii ay u raadin lahaayeen xilkii uu baneeyay Gudoomiye Jawaari.
Leave a Reply