Guddmiyaha Arimaha Bulshada Jubaland Xildhibaan Shir Cabdi Maxamed oo waheliyaan agaasimaha Arimaha Wasaarada arimaha Diinta Iyo Cadaalada Jubaland ayaa kismaayo Kusoo dhaweeyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Xaduudaha Soomaaliya.
Xildhibaaan Shire Maxamed ayaa waxuu sheegay in waftigaan Gudiga Madax banaan ee Xuduudaha Somaliya ay lakulmi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayna kala hadli doonaan arimaha Xuduudaha Soomaliya.
Leave a Reply