Daawo+Sawiro:Tartanka Isku aadka kooxaha Kubada Cagta ayaa ka dhacay Caabudwaaq

Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kooxaha kubada cagta ee lixda Xaafadda ee magaalada Caabudwaaq oo markii ugu horeysay tartan noocaan ah loo qabto.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.