Daawo:Wariye Ka hawgala Hargaysa oo Xabsiga Loo taxaabay iyo Xaalka Somaliland oo qasan

Maamulka Soomaliland ee uu Hogaansho Madaxwayne Muuse Biixi ayaa waxuu xabsiga ku boobay qaybaha Kala duwan ee Bulshada Soomaliland sida Odayaasha Dhaqanka,wariyaasha,Dumarka Iyo Dhalinyarada, Kuwii ugu Dambeeyey ayaa waxaa kamida Naciimo Qorane, Boqor Buurmadow, Wiil Dhalinyaro Iyo Wariyaha Talefishinka Universal Tv uga hawgala Magaalada Hargaysa Najiib Cabdiwali kaas oo xabsiga lagu riday kadib markii Safar shaqo uga yimid Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.