Garoonka diyaaradaha ee magaalada beledweyne ayaa xiran isbuuci sedexaad iyo Dhaliil loo soo jeediyey Maamulka Hirshabeele

Garoonka diyaaradaha ee magaalada beledweyne ayaa xiran isbuuci sedexaad taas oo hakisan isu socda bulshada u kala gooshaysa Magaalada Baladwayne Iyo dalka intiisan kale waxay xiritaan garoonka diyaaradaha Magaalada Baladwayne ka caraysiisay Bulshada Gobolka Hiiran waxaana sababay xiritaanka garoonka Roobab ka da’ay Magaalada Baladwayne.

Shacabka Magaalada baladwayn ayaa dhaliilay wax qaba la’aanta Maamulka Hirshabeele madaama Baahiyo wayn loo qabo Garoonka Diyaradaha Magalada Balawayne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.