Daawo:Webiga Jubba oo ku fatahay dhul beereedyo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

luuq

Wabiga jubba ee Mara Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu ku fatahay Beeralayda Degmada Luuq, Fatahaadaan ayaa waxay dhibaato ugaysatay Beerihii sida Basasha , Mooska ,Yaanyada ,Bagal, Kabsar Caleen Iyo kuwa kale oo badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.